Jigjiga ( Cakaaranews ) Khamiis 4ta August 2016. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta kusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada Jigjiga kadib markii ay usoo dhamaadeen shirarkii heer qaran uu kaga qaybgalay ee ka socday xarunta dalka addis ababa.madaxwaynaha ayaana wakhti xaadirkan soo gaadhay xarunta deegaanka ee jigjiga
↧
MW Cmc Oo Kusoo Laabtay Xarunta.
↧