Quantcast
Channel: Degaanka - Cakaara News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

MW Eretria Oo Hadiyad Katurjumaysa Dhaqanka Soomaalida Ka Gudoomay MW CMC

$
0
0

Adhisbaba(cakaaranews)Sabti, 14ka July 2018. Xukuumada deegaanka soomaalida itoobioya oo uu ugu horeeyo MW CMC ayaa  hadiyad ka turjumaysa dhaqanka soo jireenka ah ee shacabka soomaalida itoobiya gudoonsiiyay MW dalka Eretria mudane Esaias Afwerki. Iyadoo hadiyadaasina ay ahayd Neef Geel ah islamarkaana uu madaxwaynaha Eretria uu si sharaf leh oo farxadi ku dheehantahay uga gudoomay MW CMC.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 131746

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>